Arsenal Oo Guuldaro Ku Bilaabatay Kulamada Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub

Kooxda Arsenal ayaa guuldaro ku bilaabatay isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub iyaga oo guuldaro kala kulmay kooxda reer Scotland ee Hibernian kulan ay xiddigo kooxda 1-aad a ciyaareen. Tababare Mikel Arteta ayaa laba shaxood ku soo galay labada qaybood ee ciyaarta maadama uu doonayay in uu fursad siiyo dhamaan xiddigaha uu kooxda ku haystay tababarkii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII