Arsenal Oo Heshay Badalka Bernd Leno, Waxa Ay Doonaysaa Goolhaye Horay Ugu Soo Ciyaaray.

Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay si lama filaan ah ugu dhaqaaqayso saxiixa Goolhayaha kooxda Juventus ee Wojciech Szczęsny sida ay seheegayaan wararku. Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay suuqa u gali doonto Goolhaye cusub kadib khaladaad waali ah oo uu sameeyay Goolhaye Bernd Leno kaas oo xilli ciyaareedkan sameeyay khaladaad sabab […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII