Arsenal oo heshiis la gaartay Real Madrid iyadoo ku iibineysa Martin Odegaard 30 milyan ginni

Kooxaha Arsenal iyo Real Madrid ayaa heshiis ka gaaray kala iibsiga kubad sameeyaha reer Norway Martin Odegaard. Gunners ayaa wadahadalo la furtay kooxda reer Spain horaantii xagaaga si ay heshiis joogto ah ugu hesho, ka dib markii Odegaard uu qaab ciyaareed amaah ah ku soo bandhigay qeybtii dambe ee xilli ciyaareedkii hore. Boss Mikel Arteta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII