Arsenal Oo Iska Iibinaysa Pierre-Emerick Aubameyang, Sababta Ay U Iibinayso & Badalkiisa Oo Ay Ka Heshay Premier League.

Koxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaar u tahay in ay iska iibiso kabtankeeda Pierre-Emerick Aubameyang sabab la xidhiidha in ay doonayso in ay u dhaqaaqdo weeraryahan da’yar ah sida ay sheegayaan wararku. Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay haatanba weeraryahanka Everton ee Dominic Calvert-Lewin U calaamadsatay badalka Pierre-Emerick Aubameyang kaas oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII