Arsenal oo iska iibineysa seddex ciyaaryahan oo ku biiri kara Suuq wali furan

Seddexda ciyaaryahan ee Arsenal Sead Kolasinac , Mohamed Elneny iyo Cedric Soares ayaa la filayaa in dhammaantood ay kooxdu ka tagi karan maalmaha soo socda. Suuqa kala iibsiga ee Ingriiska ayaa xiran sababo ganacsi, iyadoo kooxda Mikel Arteta ay keensatay lix ciyaaryahan oo cusub Ben White , Aaron Ramsdale , Nuno Tavares , Albert Sambi […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII