Arsenal Oo Ka Hadashay Xaqiiqada Wararka Sheegaya In Ay Dalab Ka Gudbisay Xiddiga Manuel Locatelli.

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay ku adkeysatay inaysan weli wax dalab ah ka gudbinin Xiddiga khadka dhexe ee Sassuolo Manuel Locatelli. Xiddiga reer Italy ayaa la filayaa in uu isaga tagi doono kooxdiisa xilli ciyaareedkan kadib qaab ciyaareed cajiib ah oo uu ku soo bandhigay xulka qarankiisa Italy tartanka Euro 2020. Agaasimaha kooxda Sassuolo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII