Arsenal Oo Ka Jawaabtay Dalabkii Furitaanka Ahaa Ee Ay Roma Ka Gudbisay Saxiixa Granit Xhaka

Kooxda Arsenal ayaa diiday dalabkii furitaanka ahaa ee ay Roma ka gudbisay saxiixa xiddiga Granit Xhaka sida ay sheegayaan wararku. Jose Mourinho ayaa xiddiga Xhaka u doonaya in uu ka dhigto saxiixiisa ugu horeeya ee kooxda Roma kadib markii uu noqday tababaraha kooxda. Wargayska Gazzetta dello Sport ayaa sheegaya in ay Roma miiska u saaray […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII