Arsenal Oo Ku Kalsoon Saxiixa Xiddig Wacdaro Ka Dhigaya Premier League.

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay ku kalsoon tahay inay ku guuleysaneyso tartanka loogu jiro saxiixa Xiddiga khadka dhexe ee Brighton & Hove Albion Yves Bissouma. Xiddiga reer Mali ayaa sii wada qaab ciyaareedka cajiibka ah ee uu ku qaadanayo kooxda Brighton isaga oo ku bilowday horyaalka premier League 31 kulan oo tartamada oo dhan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII