Arsenal Oo Laga Reebay Europa League & Man United Oo Iska Xaadirisay Final-ka Europa League.

Kooxda Arsenal ayaa ka hadhay tartanka Europa League kadib markii ay bar-baro gool la’aan ah la galeen kooxda Villarreal kulan ka dhacay Emirates halka ay Man United iska xaadirisay Final-ka tartanka Europa league. Kooxda Arsenal ayaa ciyaarta ku bilaabatay ciyaarta si dar-dar leh xilli ay Villarreal ku bilowdeen qaab difaac ah iyaga oo adeegsanaya weeraro […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII