Arsenal Oo Lagu Garaacay Sxiixa Xiddig Uu Mikel Arteta U Waalanayay.

Kooxda Aston Villa ayaa Arsenal ku garaacday saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Emiliano Buendia kaas oo ay Arsenal si aad ah u doonaysay saxiixiisa si ay ugu xoojiso kooxda xagaagan. Xiddiga 24 jirka ah ayaa ku baasay tijaabada kooxda Aston Villa kadib markii Arsenal laga diiday dalab wakhti dambe ah oo ay ku doonaysay xiddiga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII