Arsenal oo Lambar Cusub Siinaysa Thomas Partey Xilli Ciyaareedka Cusub.

Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay lambar cusub siin doonto xiddiga khadka dhexe ee Thomas Partey ka hor xilli ciyaareedka cusub ee Premier League. Xiddiga reer Ghana ayaa Arsenal kaga soo biiray Atletico Madrid xagaagii hore markaas oo ay Arsenal kula soo wareegtay lacag dhan 45 milyan oo euro. Partey ayaan soo bandhigin […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII