Arsenal Oo Loo Sheegay Halka Wada Ee Ay Ku Heli Karto Saxiixa Aaron Ramsdale

Kooxda Sheffield United ayaa lagu soo waramayaa in ay Arsenal u sheegtay in ay bixiso lacag dhan 32 milyan o euro hadii ay doonayso in ay hesho saxiixa Goolhayaha Aaron Ramsdale xagaagaan. Goolhayaha 23 jirka ah ayaa la filayaa in uu isaga tago kooxda Sheffield United kadib markii ay kooxdu ka hadhay premier League Arsenal […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII