Arsenal Oo Loo Sheegay Waxa Ay U Baahantahay Hadii Ay Doonayso In Ay Tartanto Xilli Ciyaareedka Cusub.

Arsenal waxay u baahan tahay inay sameyso ‘ugu yaraan’ shan saxiix oo cusub xagaagan oo ay la soo wareegto ciyaartoy leh ‘tayo iyo shaqsiyad’, sida uu sheegayo laacibkii hore ee khadka dhexe ee Gunners Emmanuel Petit. Kooxda Mikel Arteta ayaa ku dhamaystay kaalinta 8-aad premier League xilli ciyaareedkii hore iyaga oo 25 dhibcood ka dambaysa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII