Arsenal Oo Qaaday Talaabo U Dhawaynaysa Saxiixa Ruben Neves

Kooxda Arsenal ayaa ku jirta wadahadalo ay ku iibinayso xiddigaha Granit Xhaka & Hector Bellerin taas oo ku dhawaynaysa saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Wolves ee Ruben Neves. Shabakada Sky Italy ayaa sheegaya in ay Arsenal wadahadalo kula jirto kooxda Villarreal kuwaas oo doonaya in ay helaan saxiixa xiddiga Hector Bellerin. Dhanka kale kooxda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII