Arsenal Oo Qarka U Saaran In Ay Dhamaystirto Saxiixa Xiddig U Ciyaara Chelsea

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay ugu cadcad tahay saxiixa weeraryahanka kooxda Chelsea Tammy Abraham, iyadoo Mikel Arteta doonayo in uu dhamaystiro heshiis amaah ah. Xiddiga 23 jirka ah ayaa dhaliyay gool kulankii ay chelsea guusha ka gaadhay kooxda Peterborough kulan ka tirsanaa isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub. Arsenal ayaa ka mid ah kooxaha doonaya […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII