Arsenal Oo Qarka U Saaran In Ay Seegto Saxiixa Andre Onana & Goolhaye Bernd Leno Oo Sabab U Ah.

Kooxda Arsenal ayaa lagu qasbi karaa in ay raadsato meelo kale oo ay ka raadsato Goolhaye cusub kadib markii ay kooxda Lyon wadahadalo Rasmi ah la furtay wakiilada Goolhayaha Ajax ee Andre Onana sida ay sheegayaan wararku. Iyada oo uu shaki ku jiro Mustaqbalka Goolhayayaasha ee Bernd Leno & Alex Runarsson Mikel Arteta ayaa doonaya […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII