Arsenal Oo Qarka U Saaran Saxiixeedii Ugu Horeeyay Ee Xagaaga.

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhowdahay inay dhameystirto heshiiska Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Real Betis Guido Rodriguez. Gunners ayaa suuqa u gali doona xoojin khadka dhexe ah iyada oo iska diri doonta xiddiga Amaahda ay ku haysato ee Dani Ceballos dhamaadka xilli ciyaareedkan. Tababaraha Arsenal Mikel Arteta ayaa la fahamsan yahay inuu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII