Arsenal Oo Qorshaynaysa In Ay Man United Ka Afduubato Saxiixa Kieran Trippier Laakiin….

Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay Man United ka afduubanayso saxiixa xiddiga daafaca uga ciyaara Atletico Madrid ee Kieran Trippier sida ay sheegayaan wararku. Laakiin xiddigii hore ee Tottenham ayaa doonaya in uu ku biiro kooxda Man United. Xiddiga Trippier ayaa todobaadkii hore u sheegay xiddigaha xulka England in uu doonayo in uu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII