Arsenal oo qorsheyneysa inay u dhaqaaqdo saxiixa Xidiga kooxda RB Leipzig ee Christopher Nkunku.

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay dooneysa inay la soo wareegto Weeraryahanka Christopher Nkunku sanadka soo socda. 23 jirkaan ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku soo bandhigay kooxdiisa Jarmalka intii lagu jiray xilli ciyaareedkii 2021-22, isagoo dhaliyay sagaal gool, waxaana uu diiwaan geliyay shan caawin 13 kulan oo uu saftay tartamada oo dhan. Nkunku ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII