Arsenal Oo Shaacisay Kulamada Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub, 3 Koox Oo Waaweyn Ayaa Ku Jira.

Kooxda Arsenal ayaa kulamo adag  isugu diyaarin doonta xilli ciyaareedka cusub iyada oo shaaca ka qaaday kulamada ay ciyaari doonto ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub. Arsenal ayaa ciyaari doonta 8 kulan oo ay isugu diyaarinayso xilli ciyaareedka waxana ay shaacisay kooxaha ay la ciyaari doonto kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub. Gunners ayaa isha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII