Arsenal Oo Si Lama Filaan Ah Ugu Dhaqaaqaysa Weeraryahan U Ciyaara Barcelona.

Wararka ka imanaya dalka Spain ayaa sheegaya in ay kooxda Arsenal doonayso saxiixa weeraryahanka Barcelona ee Martin Braithwaite inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaaga. Braithwaite ayaan dooneynin inuu ka tago Barcelona, ​​lakiin dhawaan ayuu go’aansaday in uu ogolaado in uu isaga tago kooxda inta lagu jiro suuqa xagaagan kadib markii ay kooxdu u sheegtay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII