Arsenal Oo Talaabo U Qaaday Saxiixa Riyad Mahrez.

Kooxda Arsenal ayaa dalaabo u qaaday saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Man City ee Riyad Mahrez sida ay sheegayaan wararku. Kooxda Ku guulaystay premeir League ee Man City ayaa suuqa dhigtay xiddiga reer Algeria xilli uu Pep Guardiola doonayo in uu isk shaandayn ku samayn doono kooxdiisa xagaaga. Xiddiga Riyad Mahrez ayaa taageere u […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII