Arsenal oo u aqoonsatay Bernardo Silva inuu yahay bedelka James Maddison

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay diirada saareyso Xifiga Manchester City khadka dhexe ugu ciyaara ee Bernardo Silva halkii ay aadi laheyd James Maddison. Gunners ayaa lagu soo waramayaa inay u aqoonsatay Maddison bartilmaameedka kowaad ee hal abuurka suuqa xagaaga, laakiin Leicester ayaa loo maleynayaa inay ku qiimeyneyso kubad sameeyaheeda 70 milyan oo ginni. Tababaraha Foxes Brendan Rodgers ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII