Arsenal Oo U Dhaqaaqaysa Xiddig Kale Oo Laga Nacay Real Madrid Kadib Markii Uu Martin Odegaard Iska Diiday In Uu Dib Ugu Soo Laabto.

Rajadii Arsenal ee ahayd in ay qaab toos ah ula wareegto xiddiga Martin Odegaard ayaa dhimatay laakiin Gunners ayaa haatan bartilmaameed ka dhigatay xiddiga ay isku kooxda yihiin ee Isco. Martin Odegaard oo qaab ciyaareed cajiib ah ku soo bandhiay ayaa xaqiijiyay in uuna qaab toos ah ugu wareegi doonin Arsenal isaga oo isaga tagay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII