Arsenal oo wadahadalo kula jirta Real Madrid oo ku aadan suurtogalnimada soo laabashada Martin Odegaard

Kooxaha Arsenal iyo Real Madrid ayaa wadahadalo kula jira sidii Emirates Stadium loogu soo celin lahaa kubadsameeye Martin Odegaard . 22 jirkaan ayaa qeybtii labaad ee xilli ciyaareedkii hore amaah ku qaatay Gunners, halkaasoo uu sameeyay wax ku filan si uu u qanciyo tababare Mikel Arteta . Arsenal oo sanadkii hore ku dhameysatay kaalinta sideedaad ee Premier League ayaa dooneysay inay ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII