Arsenal Oo Wadahadalo La Furtay Barcelona, Daafac Ayay Ka Doonayaan.

Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay Barcelona wadahadalo kala qaadatay saxiixa xiddiga daafaca Midig ka ciyaara ee Sergino Dest sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Spain. Gunners ayaa suuqa ugu jirta daafac Midig iyada oo filaysa in ay lumiso daafaca Hectoer Bellerin kaas oo dalbaday in uu isaga tago kooxda xagaagan. Kooxda Inter […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII