Arsenal Oo Wadahadalo La Furtay Man United & Xiddig Khadka Dhexe Ah Oo A Ka Doonayaan.

Kooxda Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay wadahadalo la furtay kooxda Man United oo ay ka doonayso xiddiga khadka dhexe ee Donny Van De Beek sida ay sheegayaan wararku. Gunners ayaa suuqa ugu jirta xiddig khadka dhexe ah waxana ay u muuqataa in ay bartilmaameed ka dhigteen xiddiga reer Holland. Van de Beek […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII