Arsenal Oo Xaqiijisay In Ay Fasaxday 9 Xiddig Oo Kooxdeeda Ah.

Kooxda Arsenal ayaa xaqiijisay in ay kooxda ka tageen 9 xiddig oo kooxda ah kadib markii uu dhacay heshiiskooda. Xiddigaha David Luiz & Martin Odegaard ayaa hogaaminaya liiska xiddigaha isaga tagay Emirates xilli uu Mikel Arteta doonayo in uu dib u dhis ku sameeyo kooxda xagaagan. Xiddigaha Dani Ceballos & Mat Ryan ayaa sidoo kale […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII