Arsenal oo xiiseyneysa Luka Jovic

Photo/Reuters Real Madrid weeraryahankeeda Luka Jovic ayaa lagu soo waramayaa inuu xiiso ka helayo Arsenal . Xiddiga heerka caalami ee reer Serbia ayaa ku guuldareystay inuu ka soo baxo wixii laga filayay tan iyo markii uu u dhaqaaqay Bernabeu oo uu kaga yimid Eintracht Frankfurt sanadkii 2019, isagoo dhaliyay kaliya labo gool 35 kulan oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII