Arsenal oo xiiseyneysa xiddiga kooxda Red Bull Salzburg Roko Simic

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay il gaar ah ku heyso xiddiga kooxda Red Bull Salzburg ee Roko Simic . 18-sano jirkaan ayaa amaah lagu siiyay kooxda FC Liefering xilli ciyaareedka 2021-22, waxaana uu durba dhaliyay todobo gool 10 kulan oo uu saftay heerka labaad xilli ciyaareedkan. Simic ayaa sidoo kale keydka ka soo kacay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII