Arsenal Vs Rangers: Gunners Oo Maanta Ciyaari Doonta Kulankoodii Labaad Ee Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub.

Kooxda Arsenal ayaa maanta ciyaari doonta kulankoodii 2-aad ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub iyaga oo la ciyaaraya kooxda Reer Scotland ee Raners kulan xiiso leh. Gunners ayaa doonaysa in ay gaadho guushoodii ugu horaysya ee kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub kadib markii ay guuldaro la kulmeen kulankoodii hore ee todobaadkii hore. Kulanka ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII