Arsène Wenger oo dib ugu soo laabanaya Masraxyada Kubada Caalamka

Tababarihii hore ee Arsenal ee Arsène Wenger ayaa kusoo laabanaya shaqada, waxaana uu kasoo muuqan doonaa laynka garoonka isagoo ciyaarta koowaadna ka hor tegi doona kooxda reer France ee Paris Saint-Germain. Ciyaar ka dhici doonta magaalada Riyadh ee waddanka Sucuudi Carabiya ayaa uu Arsène Wenger kusoo labbisan doonaa dharka koox lama filaan kugu noqon doonta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII