Arsene Wenger Oo Magacaabay Xulka Ugu Cad-Cad Ku Guulaysiga Euro 2020

Tababarihii hore ee kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa xulka qaranka France u magacaaay xulka ugu cad-cad ku guulaysiga koobka Euro 2020 ee bilaaban doona todobaadka dambe. Xulka Difaacanaya koobka adduunka ayaa la ciyaari doona xulalka Germany, Hungary iyo Portugal Wareega Group-yada tartanka Euro 2020. “France ayaa aad ugu sharaxan ku guulaysiga tartanka Euro 2020 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII