Arsene Wenger Oo Qiimeeyay Fursadaha England Ee Tartanka Euro 2020 Kadib Guushii Ukraine.

Arsene Wenger ayaa ku tilmaamay guushii uu xulka England ka gaadhay Ukraine mid cajiib ah waxana uu xulka saddex-da libaax ku taageeray in ay iska xaadiriyaan Final-ka tartanka Euro 2020. Xulka England ayaa iska xaadiriyay Semi-final-ka tartanka Euro 2020 kadib markii ay guul weyn ka gaadheen xulka Ukraine kulan ka dhacay Rome. Tababarihii hore ee […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII