Arsene Wenger Oo Qiimeeyay Fursadaha Xulka Qaranka England Ee Tartanka Euro 2020.

Tababarihii hore ee kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa sheegay in uu xulka qaranka England yahay midka 2-aad ee ugu cad-cad ku guulaysiga Euro 2020 sanadkan. Xulka qaranka England ayaa guul 1/0 ah ku soo xidhay kulamada isku diyaarinta Tartanka Euro 2020 iyaga oo garaacay Romania iyaga oo haatan isku diyaarinaya kulanka Croatia Axada. Arsene […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII