Arteta oo halis ugu jira in la buriyo ka hor Shantii kulan ee loo qabtay

Xaalka Arsenal ayaa sii xumaanaya kadib saddexdii kulan ee horyaalka ee laga badiyay gaar ahaan kulankii ugu danbeeyay ee manchester City. Qaar kamid ah taageerayaasha Arsenal ayaa durba dalbanaya in shaqada laga ceyriyo ‘Artera kaasi oo ku fashilmay waxqabadkiisa kooxda. Badi taageerayaasha kooxda ee maanta ku jiray garoonka ayaa la arkayay sida ay kaga soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII