Atletico Madrid oo guul 2-1 ah ka gaartay kooxda Getafe, Suarez oo laba gool dhaliyay xilli dambe

Luis Suarez ayaa ku hogaamiyay Atletico Madrid inay mar kale ku soo laabato wadada LaLiga markii ay 2-1 kaga badiyeen Getafe kulankooda horyaalka La liga. Kooxda heysata horyaalka ee Atletico Madrid ayaa dhalisay goolkii guusha daqiiqadii ugu danbeesay markaasi oo xidiga Suarez uu shabaqa soo taabtay. kooxda Getafe ayaa ku hormartay goolka qeybta hore ee […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII