Atletico Madrid Oo Ka Jawaabtay Wararka Joao Felix La Xidhiidhinaya Barcelona & Man United.

Atletico Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay meesha ka saartay inuu ka tagayo weeraryahankooda Joao Felix, kaasoo xiiso ka helaya kooxaha Manchester United iyo Barcelona. Felix ayaa dhaliyay 10 gool 6 kalena caawiye ka noqday tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan isaga oo kooxda Atletico ka caawiyay in ay u tartanto horyaalka La Liga. Kooxda Man […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII