Atletico Madrid Oo Ku Guulaystay Horyaalka La Liga Markii 11 Ee Taariikhdooda, Real Madrid Oo Guul Wakhti Dambe Ah Ka Gaadhay Villarreal & Barcelona Oo Guul Wakhti Dambe Ah Ka GaadhayEibar.

Waxa si Rasmi ah loo soo xidhay Horyaalka La Liga ee xilli ciyaareedka 2020/2021 iyada oo lagu kala baxay horyaalka La Liga kadib markii la isla gaadhay maalintii ugu dambaysay ee xilli ciyaareedka. Atletico Madrid Vs Real Valladolid: Kooxda Atletico Madrid ayaa horyaalka La liga ku guulaystay markii 11-aad ee taariikhdooda kadib xilli ciyaareed cajiib […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII