Aymeric Laporte Oo Xulka Spain U Ciyaari Doona Tartanka Euro 2020.

Waxa soo baxaya warar sheegaya in xiddiga u dhashay France ee daafaca uga ciyaara kooxda Man City ee Aymeric Laporte in uu matali doono xulka Spain koobka qaramada yurub ee xagaagan. Tababaraha Spain Luis Enrique ayaa ka codsaday agaasimayaasha xiriirka kubada cagta Spain inay tixgeliyaan suurtagalnimada ay xiddiga reer France ugu yeedhi karaan xulka qaranka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII