Ayuu Xulka England Ku Aadi Karaa Wareega 16-ka Ee Euro 2020, Kadib Markii Ay U Soo Bexeen Wareega Xiga?

Xulka England ayaa garaacay xulka Czech Republic kuna soo baxay kaalinta 1-aad ee Group-ka D kadib markii ay guul gaadheen kulankii ugu dambeeyay Group-kooda. Xulka Saddexda Libaas ayaa gaadhay 2 guul 3-dii kulan ee wareega Group-yada iyada oo uu Raheem Sterling ayaa guul ku hogaamiyay xulkiisa labada kulankaba. Kadib natiijadaas xulka England ayaa kaalinta 1-aad […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII