Barcelona, ​​iyo AC Milan oo ku loolamaya Bernardo Silva

Barcelona iyo AC Milan ayaa lagu soo waramayaa inay weli xiiseynayaan saxiixa Manchester City ee Bernardo Silva. Pep Guardiola ayaa qiray horaantii bishaan in xiddiga reer Portugal uu u furan yahay inuu ka tago Etihad Stadium ka hor dhamaadka bisha. Si kastaba ha ahaatee, kubadsameeyaha oo aan xiiseyneynin inuu u wareego kooxaha Arsenal ama Tottenham […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII