Barcelona & Atletico Madrid Oo Qarka U Saaran In Ay Is Dhaafsadaan Laba Xiddig

Kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhawdahay in ay is dhaafsadaan xiddigaha Antoine Griezmann & Saul Niguez inta lagu jiro suuqa kala iibsoga xagaagan. Wargayska MARCA ayaa sheegaya in ay kooxaha Atletico Madrid iyo Barcelona ku dhawyihiin in ay ka heshiiyaan heshiiska is dhaafsiga ah ee labada inta lagu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII