Barcelona, iyo ​​Atletico Madrid oo isha ku haya inay amaah kula soo wareegaan Bernardo Silva

Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa lagu soo waramayaa in labada isha ku heysa saxiixa Manchester City weeraryahanka Bernardo Silva qaab amaah ka hor dhamaadka suuqa kala iibsiga. Tababaraha City Pep Guardiola ayaa shaaca ka qaaday horaantii bishaan in Bernardo uu doonayo inuu ka tago Etihad Stadium xagaagan isagoo raadinaya koox cusub. Xiddiga reer Portugal ayaa la […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII