Barcelona Iyo Atletico Madrid Oo Isku Baacsanaya Xiddig Baxsad Ka Ah Man City.

Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay labaduba xiiseynayaan saxiixa weeraryahanka Manchester City Bernardo Silva inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. Kooxda Premier League ku guulaystay ayaa doonaysa in ay 100 milyan kula wareegto Jack Grealish iyada oo kadib la filayo in ay dareenkooda u jeediso saxiixa xiddiga Harry Kane. Sida […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII