Barcelona & Juventus Oo Laba Xiddig Is Dhaafsanaya & Miralem Pjanic Oo Ka Mid Ah Mar Kale.

Wakhtigii Miralem Pjanic Ayaa u muuqda mid soo dhamaanaya suuqa xaagaaga dhamaadka xilli ciyaareedkan kadib markii uu hal xilli ciyaareed xiddiga reer Bosnia ku qaatay kooxda Barcelona. Miralem Pjanic ayaan ka qayb ahayn qorshaha Ronald Koeman ee xilli ciyaareedkan waxana uu haatan ku sii dhawaanayaa in uu isaga tago kooxda sida laga soo xigtay idaacada […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII