Barcelona Oo Ay U Badan Tahay In Ay Ka Taqalusaan Xagaagaan Ilaa 7 Ciyaartooy , Yaa Ugu Horeeya

Ka dib markii maamulka Barcelona ku xasileen in macalin Koaman kooxda sii joogo waxa ay haatan calaamad su`aal dul saaran tahay 7-ka mid ah ciyaartoyda kooxda. Macalinka ayaa la tilmaamayay in uu baxayo ka dib markii xilli ciyaareedkii Barca uu ku dhamaaday fashil balse maamulka kooxda aragti kale ayay qabaan Wargeyska Mundo Deportivo ayaa qoraya […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII