Barcelona oo bar-baro 1-1 la gashay Kooxda Granada, Barca oo Xaalka Ku sii Xumaanayo

Kooxda kubadda cagta Barcelona  ayaa barbarro waqtigiid hamaadka ah ka tuugtay Granada oo marti ugu ahayd garoonkeeda Camp Nou kulan kusoo dhamaaday 1-1. Barcelona ayaa sii wada niyad-jabka ay ku bilaabatay xilli ciyaareedka iyadoo daqiiqaddii labaad ay Granada ku aftaxday gool madax ah ka hor intii aanu Araujo badbaadinin kooxda garoonkeeda joogtay. Tababare Ronald Koeman […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII