Barcelona Oo Calaamadsatay Badalka Ronald Koeman.

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay tababaraha ka tagaya Bayern Munich ee Hansi Flick ugu dhaqaaqdo badalka tababare Ronald Koeman Sida ay sheegayaan wararku. Hansi Flick ayaa isaga tagi doona kooxda Bayern Muich dhamaadka xilli ciyaareedkan kadib markii uu laba sano ku qaatay kooxda kuna hogaamiyay koobab badan. Shabakada ESPN ayaa sheegaysa in […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII