Barcelona Oo Dajisatay Qorshe Ay Juventus Kaga Doonayso Saxiixa Matthijs de Ligt, Ma Ahan Qorshe Ay Juventus Diidi karto.

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay ku darto Antoine Griezmann ama Ousmane Dembele heshiiska ay ku doonayso saxiixa daafaca dhexe ee kooxda Juventus ee Matthijs de Ligt sida ay sheegayaan wararku. Juventus ayaa sanadkii 2019 Barcelona ku garaacday saxiixa De Ligt laakiin kooxda reer Spain ayaa wali doonaysa saxiixa xiddiga reer […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII